Sablaale News Agency waa saxaafad madax banaan oo idiin soo tabineysa wararka gobolada koonfur galbeed iyo Soomaaliya guud ahaan
Saturday, 2 May 2015
Tuesday, 24 February 2015
QARAX GALABTA KA DHACAY DEGMADA HODAN EE MUQDISHU AYAA HAL QOF KU GEERIYOODAY
Hal qof ayaa ku geeriyooday mid kalena wuu ku dhaawac may kadib markii gaari uu lahaa nin ingineer ah oo la shaqeeya heyad Turkey ah wax yaabaha qarxa loogu xiray
qaraxyada gawaarida lagu xiro ayaa kusoo badanaayo magaalada Muqdishu isla markaasna lagu beedsanaayo in lagu wax yeeleeyo shacabka ama howl wadeenada
qaraxa maanta dhacay ayaa kusoo beegmaaya iyadoo jimcihii hore uu qarax kale ka dhacay Hotelkii central
ciidamada nabadsugida ayaa waxeey si xoogan ugu dadaalayaan sidii eey ku beegsan lahaayeen dhagarqabayaasha caadeystay ineey si gaadmo ah ku laayaan shacabka isla markaasna xasilooni daro u horseedaan magaalada
![]() |
| QARAX GALABTA KA DHACAY DEGMADA HODAN |
QARAX GALABTA KA DHACAY DEGMADA HODAN EE MUQDISHU AYAA HAL QOF KU GEERIYOODAY
Subscribe to:
Posts (Atom)
